Barakacayaal xanuunno ugu geeriyooday duleedka Kismaayo

Kismaayo

Waxaa laga dayrinayaa xaaladda nololeed ee barakacayaasha ku nool duleedka woqooyi ee magaalada Kismaayo, iyada oo ay hooseeyaan adeegyada bulsho, gaar ahaan adeegyada caafimaadka oo aan halkaas ka jirin.

Arrintaas ayaa keentay in qaar ka mid ah bulshada halkaas ku nool ay u dhinteen xanuuno uu ka mid yahay Shuban Biyoodka.

Maxamed Cabdi Tabliiq, oo guddoomiye ku-xigeen u ah barakacayaasha ku nool duleedka Kismaayo, ayaa u warramay weriyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Barakacayaal xanuuno ugu geeriyooday duleedka Kismaayo