Qeybta labaad ee barnaamijka xaalada wax-soosaarka deegaanka Soomaalida waxaanu kusoo qaadanaynaa sida dalagyada loo beeri jiray
Qeybta labaad ee barnaamijka xaaladda wax-soosaarka deegaanka Soomaalida waxaanu kusoo qaadanaynaa sida dalagyada loo beeri jiray xiligii ay jirtay dawladdii kacaanka ee Somalia.
Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.