Barnaamij Taxane ah: SOOL iyo SANAAG

Laascaanood

Gobollada Sool iyo Sanaag waxay ku yaallaan degaan Juquraafi ahaan Istiraatiiji ah, sanandihii ugu dambeeyeyna waxaa hadheeyey siyaasado loolamaya iyo colaado ka dhacay meelaha qaarkood siida Gobolka Sool.

Dhinaca kalena waxaa meelo ka mid ah Gobollada ka socda mashaariic horumarinneed, hase yeeshee waxaa adag duruufta nololeed ee inta badan dadka ku nool Goblladaas.

Haddaba Barnaamijyo taxane ah ayaan ku eegaynaa Xaaladda Nololeed ee Qaybaha kala duwan ee dadka gobolladaas. Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Nuux Muuse Birjeeb. Hoos ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Sool iyo Sanaag: 1

Your browser doesn’t support HTML5

Sool iyo Sanaag 2

Your browser doesn’t support HTML5

Sool iyo Sanaag 3

Your browser doesn’t support HTML5

Sool iyo Sanaag 4