Barnaamijka Dhallinyarada: Tahriibka dhallinyarada oo yaraaday

Muqdisho

Barnaamijka Dhallinyarada ee Toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay tahriibka dhallinyarada Soomaalida oo sanadihii dhowaa aad u yaraaday iyo sababaha ugu wacan. Waxaa Muqdisho ku soo diyaariyey Cabdicasiis Axmed Barrow.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Dhallinyarada: Tahriibka dhallinyarada oo yaraaday