Waa qeyb kale oo ku saabsan qaybo-qoraalka dastuurka Somalia.
Qeybta maanta waxaan idiin ku haynaa, saddex ka mid ah cutubyada qabyo-qoraalka, natiijada ra'yi uruurin ay samaysay VOA iyo waliba wasiirka Dastuurka, C/raxmaan Xoosh oo ka jawaabaya su'aallo ay weydiinayaan qaar ka tirsan dhageystayaasha VOA.
Barnaamijka oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.