Beelo ku dagaalamay Mandera oo xabad-joojin la dhex dhigay

Mandera county Kenya

Hoggaamiyayaasha maamulka Mandera, oo kashanaya laamaha amniga, ayaa dadaal nabadeed oo xabad-joojin ka dhex sameeyey dad ku dagaalamay tuulooyinka hoos yimaada degmada xuduudda saaran ee Ramu.

Boqoalaal qoys ayaa ku barakacay dirirtaasi xilli dadkii ka soo barakacayna ay ku sugan yihiin gudaha xarumaha dowladda iyo magaalada.

Warkan waxaa Gaarisa kasoo diray wariyaha VOA Maxamed Faarax Shire.

Your browser doesn’t support HTML5

Beelo ku dagaalamay Mandera oo xabad-joojin la dhex dhigay