Biden iyo Netanyahu oo wada-hadallo ku yeeshay Washington

Biden Netanyahu

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo Ra'iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa ka wada hadley dagaalka Gaza iyo xabad-joojin suurtagal ah.

Dhinaca kale, madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka Kamala Harris, oo iminka ah musharax madaxweyne, ayaa arrinkan iska taagtay meel adag.

Warbixin ay ka qortey Anita Powel waxaa soo koobaysa Sahra CAbdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Biden iyo Netanyahu oo wada-hadallo ku yeeshay Washington