Biden iyo Trump oo xalay yeeshay dooddii koowaad ee madaxweyne

Waxaa dalka Mareykanka xalay ka dhacday dooddii labada tartame ee xilka madaxinimo ee doorashada Maraykanka, Joe Biden and Donald Turmp. Waa mid ka mid ah laba dooddood oo ay labada tartame wada yeelan yeelanayaan.

Doodda ayaa waxaa qaban qaabiyey TV-ka CNN.Haddaba, doodan waxaa nala falanqeeyey Maxamuud Nuur Wardheere oo hore uga soo shaqeeyey Aqalka Senate-ka iyo Qaasim Maxamed oo ka tirsan Xisbiga Jamhuuriga oo asna joogo Minnesota.

Your browser doesn’t support HTML5

Biden iyo Trump oo xalay yeeshay dooddii koowaad ee madaxweyne