Biden oo ku dhowaaqay heshiis lagu xoojinayo xiriirka ganacsi ee Afrika

Biden

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay heshiis looga gol-leeyahay in lagu xoojiyo xiriirka ganacsi ee u dhaxeeya Mareykanka iyo Afrika, sanado badan kadib oo ay qaaradda xaga danbe uga jirtey mudnaanta Mareykanka ee ganacsiga.

Arrintan ayaa imaaneysa xilil ay ay Shiinuhu ganacsi iyo maalgashiba qaarada ka wadaan, islamarkaana ay saameyn xooggan ku yeesheen sanadihii ugu dambeeyey.

Warbixintan ay VOA isku soo duwday waxaa soo jeedinaysa Falastin Ahmed Iman.

Your browser doesn’t support HTML5

Biden oo ku dhowaaqay heshiis lagu xoojinayo xiriirka ganacsi ee Afrika