Biden oo soo saaray amar cusub

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa Talaadadii saxiixay amar fulineed oo lagu xakamaynayo tirada muhaajiriinta magangelyo doonka ah ee ka soo gudbaya xuduudda u dhexeysa Maraykanka iyo Mexico.