Blinken oo amiirka Qatar kala hadlay colaadda Gaza iyo Lubnaan

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa maanta la kulmay amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani.

Kulankan waxa uu qayb ka ahaa socdaal uu Blinken ku marayo gobolka, kaas oo uu diiradda ku saaray wadahadallo lagu soo afjarayo colaadaha Marinka Gaza iyo Lubnaan.

Warbixn ay arrintan ka qortay VOA-da waxaa inoo soo koobaya Maxamed Colaad Xassan.

Your browser doesn’t support HTML5

Blinken oo amiirka Qatar kala hadlay colaadda Gaza iyo Lubnaa