Blinken oo la kulmay ra'iisul wasaaraha Lubnaan

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa Jimcaha maanta ah la kulmay ra'iisul wasaaraha Lubnaan si uu ugala hadlo duqeymaha Israa'iil ay ka waddo dalkaas.

Washington ayaa sidoo kale ku cadaadinaysa xukuumadda Beirut inay qaadato eedeeynta ka dhan ah kooxda Xizbullah ee dagaalka kula jirta Israel.

Ibraahim Xasan Daandurey ayaa soo koobaya warbixintan.

Your browser doesn’t support HTML5

Blinken oo la kulmay ra'iisul wasaaraha Lubnaan