Blinken oo sheegay in ay fursad tahay geerida Yahya Sinwar

Antony Blinken

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa Arbacada maanta ah sheegay in dilka hoggamiyihii Hamas Yahya Sinwar uu soo bandhigayo fursad dhab ah oo lagu gaarayo heshiis lagu sii dayn karo la-haystayaasha haray ee weli ku jira gacanta kooxda Xamas.

Blinken ayaa weriyayaasha kula hadlay Israel, oo uu shalay booqday markii 11-aad tan iyo weerarkii October 7, 2023, ay Xamaas ku qaaday Israel, kahor inta uusan maanta u duulin dalka Sacuudi Carabiya.

Warbixin ay qortay VOA waxaa inoo soo koobaya Ibraahim Xasan Daandurey.

Your browser doesn’t support HTML5

Blinken oo sheegay in ay fursad tahay geerida Yahya Sinwar