Booliska Kenya oo lagu daad-guraynayo Haiti

Kadib dib u dhacyo door ah iyo caqabado dhinaca maxkamadda ah ayay u muuqataa in ciidamada booliska Kenya la geynayo dalka Haiti laga laga billaabo maanta oo Talaado ah.

Arrintan ayaa timid ka dib markii maxkamadda sare ee Kenya ay horraantii sanadkan go’aamisay in gaynta ciidamada ee hanaankan oo kale ah uu yahay mid aan dastuuri ahayn.

Mariama Diallo ayaa warbixintan kasoo dirtay magaalada Nairobi, waxaana inoo soo jeedinaya Cabdixakiim Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Booliska Kenya oo lagu daad-guraynayo Haiti