Booliska Kenya oo qabtay nin lagu tuhmayo dilka 3 haween Soomaali ah

Booliska Kenya ayaa gacanta ku soo dhigay Hashim Daqane Muhumed oo lagu tuhunsan yahay in uu gaystay dilkii haweeney iyo laba gabdhood oo midi ay dhashay mida kalena ay habaryar u aheyd, kuwaas oo si arxan darro ah loogu dilay magaalada Nairobi.

Intisaar Salah Hussein ayaa warbixintan Nairobi kasoo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Booliska Kenya oo qabtay nin lagu tuhmayo dilka 3 haween Soomaali ah