Boqolaal kun oo qof oo ka qaxay magaalada Rafax

Boqolaal kun oo qof oo reer Falastiin ah ayaa ka qaxay magaalada Rafax ee Koonfurta Marinka Gaza, iyadoo qaar intaa ka badanna la filayo inay guryahooda ka cararaan, xilli dagaalka Xamas iyo Israel ku dhex maraya dhulka u dhow xadka Gaza iyo Masar uu sii xoogeysanayey labadii toddobaad ee la soo dhaafay.

Qoysaska Falastiiniyiinta ayaa sheegay in aysan jirin meel ay ku badbaadayaan oo ay u cararaan, haddii ay guryahooda dibadda uga baxaanna aysan heleyn gargaar bani’aadannimo.

Wariyaha VOA-da Heather Murdock oo Istanbul ku sugan, iyo wariyeyaasha Nedal Hamdouna, Amjed Tantesh iyo Enas Tantesh oo ku sugan Rafax, ayaa warbixintan u soo diray VOA-da. Maxamed Cabdi Xasan ayaa soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Boqolaal kun oo qof oo ka qaxay magaalada Rafax