London —
Wasiirka socdaalka Britain Robert Jenrick ayaa sheegay in laanta socdaalka ay yareyneyso dadka magan-gelyo doonka ah ee is-dhiiba ee la dejiyo hoteellada.
Arrinkan ayaa imnaya kadib markii dibad-baxyo wata rabshado ay ka dhasheen deegaano ku yaalla Koonfurta Britian oo la dejiyey dadka soo-galootiga ah.
Warbxin arrintan ku saabsan waxa magaalada London kasoo direy Wariyaha VOA ee Yurub Cabdixafid Cawil Ismaaciil.
Your browser doesn’t support HTML5