Bulshada Kismaayo oo loogu baaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

Kismaayo

Shirweyne ay ka qeybgaleen qeybaha bulshada magaalada Kismaayo iyo mas’uuliyiinta maamulka Jubbaland ayaa lagu soo gabagabeeyay Kismaayo.

Mas’uuliyiinta maamulka ayaa dadka deegaanka ku booriyey in lala dagaalamo kooxda Al-Shabaab, oo hadda uu dagaal ay shacabka qeyb ka yihiin kaga socdo gobollo kale oo dalka ka mid ah.

Faafaahinta warkan waxaa magaalada Kismaayo kasoo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Bulshada Kismaayo oo loogu baaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab