Buug ka hadlaya dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliya oo lagu soo bandhigay Nairobi

Buug

Waxaa xalay madxafka qaranka Kenya ee magaalada Nairobi lagu soo bandhigay buug ka hadalaya dhaqanka hiddaha iyo taariikhda Soomaaliya kaasi oo ay diyaarisay xarunta Golol Gallery.

Wariyaha VOA-da ee magaalada Nairobi Yaasiin Ciise Wardheere ayaa warbixintan noo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Buug ka hadlaya dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliya oo lagu soo bandhigay Nairobi