Cabdirisaaq Khaliif oo dowladda Federaalka ugu baaqay inay taageerto maamulka SSC-Khaatumo

Cabdirissaq Khaliif Axmed

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa ugu baaqay dawladda federalka Soomaaliya inay xiriir la samayso isla markaana garab istaagto maamulka la magac-baxay SSC-Khaatumo.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Cabdikariim Olol.

Your browser doesn’t support HTML5

Cabdirisaaq Khaliif oo dowladda Federaalka ugu baaqay inay taageerto SSC-Khaatumo