Cabsi haraysay xalaalnimada ay ku dhici doonto doorashada Mareykanka

Waxaa kor u kacday cabsida laga qabo xalaalnimada ay ku dhici doonto doorashada Mareykanka ee bisha November ee soo socota.

Labada xisbi ee ugu waaweyn Mareykanka ee doorashada isku haya ayaa walaac ka muujinaya guud ahaan sida doorashadu ay u dhici doonto, iyaga oo diiradda saaraya hababka diiwaangelinta, sida codka loo dhiibanayo, tirinta iyo cadaynta codadka; iyo in si waafi ah looga hadlo arrin kasta oo halis ah oo soo wajahda hanaanka doorshada.

Warbixin ay arrintan ka qortay VOA-da waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Cabsi haraysay xalaalnimada ay ku dhici doonto doorashada Mareykanka