Washington —
Gobolka Gambella ee dalka Itoobiya, ayaa bishii June weerar ay ku qaadeen koox fallaago ah oo ka tirsan ciidanka Xoraynta Oromada, waxa ay sare u qaadday cabsida laga qabo in dagaal sokeeye oo horleh uu ku fido dalka.
Wariye Henry Wilkins ayaa kala hadlay mas’uuliyiinta deegaanka iyo falanqeeyayaasha waxa ka dambeeya rabshadaha iyo waxa ay uga dhigan tahay ammaanka Itoobiya. Caasho Ibrahim Aden oo soo aqrisay warbixinta ayaa noo soo koobeysa.
Your browser doesn’t support HTML5