California oo dabaal-dagaysa maalinta dadka Indigenous-ka

Tan iyo sanadkii 2019-kii gobolka California waxa uu u dabaal-dagaa maalinta dadka Indigenous-ka loo yaqaan, halkii uu ka xusi lahaa maalinta Columbus, oo ku soo beeganta Isniinta labaad ee bisha October.

Wariyaha VOA Genia Dulot ayaa booqatay dabaaldeg lagu qabtay matxafka Getty ee magaalada Los Angles oo kulmiyey qiyaastii laba kun oo qof.

Warbixin ay nooga soo diyaarisayna waxa inoo soo jeedinaya Cabdixakiim Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

California oo dabaal-dagaysa maalinta dadka Indigenous-ka