Toronto —
Dibadbaxyo lagu dalbanayo sidii dadka soo galootiga ah ee aan sharciyada lahayn loo siin lahaa sharciyo ayaa ka dhacay dalka Canada.
Dadka isu soo baxay ayaa u doodayo dadka soo-galootiga ah inay helaan sharciyo.
Warbixintan axaa soo diray wariyaha VOA Xuseen Nuur Xaaji.
Your browser doesn’t support HTML5