Soomaalida Canada oo soo dhaweeyay qorshaha hormarinta daryeelka caafimaadka dhimirka

CANADA-GOVERNMENT-PARLIAMENT

Dowladda Canada ayaa balaayiin dollar u qorsheysay horumarinta daryeelka caafmaadka dhimirka dalkaasi. Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool dalkaasi ayaa ka mid ah dadka qaba cudurada dhimirka, waxeyna faaiido weyn u arkaan qorshaha dowladda ee lagu horumarinayo caafmaadka.

Wariyaha VOA ee Toronto Xussein Nuur Xaaji ayaa warbixinta kasoo direy dalka Canada.

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaalida Canada