Ciid wanaagsan: Maxaa qofka Muslimka ah maanta oo kale looga baahan yahay?

Eid Mubarak

Waxaa maanta dunida Islaamka looga dabbaaldegayaa maalinta koowaad ee munaasadda ciidda Soon-fur - haddaba maanta oo kale maxaa looga baahan yahay muslimiintii bisha barakeysan ee Ramadaan soo soomay?

Su’aashaasi iyo kuwo kale ayuu Jacfar Kukay weydiiyay Sh. Cabdiraxmaan Shariif oo ah Imaamka Masjidka Daarulhijra ee magaalada Minneapolis.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxaa Muslimiinta maanta oo kale looga baahan yahay ?.mp3