Ciidamada DKMG oo ay taageerayaan kuwa Ethiopia ayaa la sheegay inay ku sii socdaan Ufurow, Qansax-dheere, iyo Buur-hakaba
Ciidamada DKMG oo ay taageerayaan kuwa Ethiopia ayaa la sheegay inay ku sii socdaan Ufurow, Qansax-dheere, iyo Buur-hakaba oo dhamaan ka tirsan gobolka Bay.
Dhinaca ciidamada DKMG ee gobolka Gedo oo iyaguna taageero ka hela kuwa Kenya ayaa sheegay in u sii siqiyaan dhinaca Baardheere.
Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.