Ciidamada dowladda oo la wareegay degaano ka tirsan Maxaas iyo Jalalaqsi

Ciidamada Soomaaliya

Ciidamada dowladda iyo kuwa degaanka ayaa maanta la wareegay degaano badan oo hoos yimaada degmooyinka Maxaas iyo Jalalaqsi oo ka tirsan gobalka Hiiraan, kuna dhow degmada Aadan Yabaal ee gobalka Shabeellaha Dhexe.

Guddoomiyaha degmada Maxaas Muumin Maxamed Xalane oo qeyb ka ahaa saraakiisha howlgalka hogaamineysa ayaa weriyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane uga waramay degaanada ay la wareegeen iyo muhiimada ay howlagalka u leeyahay.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada dowladda oo la wareegay degaano ka tirsan Maxaas iyo Jalalaqsi