Ciidamada Israel oo duqeyn xooggan ka fuliyey Koonfurta Lubnaan

Diyaaradaha dagaalka ee Israel ayaa habeenkii xalay ahaa qaaday duqeymihii ugu xoogganaa ee ay ka fuliyaan koonfurta Lubnaan ku dhawaad muddo sanad ah oo uu dagaal ka dhex socday labada dhinac.

Tani ayaa sare u qaadeysa colaadda u dhexeysa Israel iyo kooxda Xizbullah xilli ay jiraan baaqyo ku aadan in la is-xakameeyo.

Warbixin ay qortay Reuters waxaa noo soo koobaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada Israel oo duqeyn xooggan ka fuliyey Koonfurta Lubnaan