Ciidamada Israel oo lix Falastiiniyiin ah ku dilay Daanta Galbeed

Ciidamada Israel ayaa lagu soo waramayaa in Daanta Galbeed ay ku dileen lix qof o Falastiiniyiin ah, xilli uu dagaalka weli ka socdo magaalada Gaza.

Ibraahim Xasan Daandureey ayaa soo koobaya wararkii ugu dambeyay ee Falastiiniyiinta iyo Israel.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada Israel oo lix Falastiiniyiin ah ku dilay Daanta Galbeed