Ciidamada Israel oo mar kale weerar culus ku qaaday Rafax

Iyadoo aysan muuqan wax calamaad ah oo muujinaya horumar laga gaarayo dadaalka dhex-dhexaadiyeyaasha si loo gaaro xabbad-joojin lagu hakinayo dagaalka Gaza ee ku dhawaad sideeda bilood socda, ayaa waxay ciidamada Israel xalay cir iyo dhul ka weerareen Rafax, iyagoo taankiyana la galey dhulka.

Warbixin ay arrintan ka qortey wakaalada wararka ee Reuters waxaa inoo heysa Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada Israel oo mar kale weerar culus ku qaaday Rafax