Ciidamada Israel oo sii waday duqeymaha Rafax

Ciidamada Israel ayaa duqeeyay Rafah iyo deegaano kale oo ku teedsan Marinka Gaza, waxaana ay dagaal afar geesood ah la galeen dagaalyahanno ay hogaaminayaan kooxda Islaamiga ah ee Falastiiniyiinta ee Xamaas, sida ay sheegeen dadka deegaanka iyo ciidamada Israel.

Warbixin ay arrintan ka qortay Wakaaladda Wararka ee Reuters waxaa inoo soo koobaya Ibraahim Xasan Garabeey Daandureey.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada Israel oo sii waday duqeymaha Rafax