Ciidamada Itoobiya oo dhaq-dhaqaaqyo ka wada gobolka Gedo

Itoobiya Ethiopia

Wararka ka imanaya Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in magaalooyinka Gobolka qaarkood laga dareemay dhaqd-haqaayo ay sameynayaan ciidamada Ethiopia.

Xili uu wali taagan yahay khilaafka u dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa maanta waxa ay ciidamadan Itoobiya la wareegeen ammaanka garoomada diyaaradaha ee degmooyinka gobolka Gedo, mana jraan mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubaland oo ka hadlay tallaabadan.

Faafaahinta warkan waxaa Kismaayo ka soo diray wariyaha VOA Aadan Kismaayo.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada Itoobiya oo dhaq-dhaqaaqyo ka wada gobolka Gedo