Ciidamada Jubaland oo howlgallo xooggan ka wada duleedka Kismaayo

Ciidamada Jubaland, dagaal

Ciidamada Jubbaland ayaa maalmihii la soo dhaafay waxa ay wadeen howlgallo ay ka sameynayeen deegaannada galbeedka kaga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Afhayeenka Ciidamada Jubbaland Gaashaanle Dhexe Maxamed Faarax Daahir oo wareysi siiyay VOA ayaa sheegay in ay wadaan dhaqdhaqaaq ciidan oo aad u xoogan oo ka socday magaalada Kismaayo.

Afhayeenka ayaa qadka telefonka ugu warramay Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada Jubaland oo howlgallo xooggan ka wada duleedka Kismaayo