Cilmi baaris la xiriirta Cancer-ka oo lagu soo bandhigay Hargeysa

Cilmi baaris la xiriirta xannuunka cancer-ka ayaa lagu soo bandhigay magaalada Hargeysa. Cilmi barista ayaa waxaa ay sameysay xarunta caafimaadka Needle oo ah xarunta kaliya ee lagu baaro xanuunkan ee magaalada.

Cilmi baaristan ayaa muujisay in dadka xanuunkan uu asiibay ay baankood ka weyn yihiin da’da 60 jirka.

Warkan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Cilmi baaris la xiriirta Cancer-ka oo lagu soo bandhigay Hargeysa