Cirro oo boogaadiyay doorka dhallinyarada Somaliland

Musharraxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, Cabdiraxman Maxamed Cabdillahi “Cirro” ayaa boogaadiyay doorka ay dhalinyarada ka ciyaareen howlihii qeybinta kaararka codbixiyaasha doorashooyinka Somaliland ee dhawaan lasoo gaba gabeeyay.

Warbixintan Waxaa Hargeysa kasoo diray, Khadar Maxamed Cakulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Cirro oo boogaadiyay doorka dhallinyarada Somaliland.m4a