Cudurka shubanka oo ka dillaacay magaalada Jalalaqsi

Cudurka shubanka ayaa ka dillaacay magaalada Jalalaqsi, mas’uuliyiinta caafimaadkuna waxay sheegayaan inay carruuri u dhimatay.

Mas’uukiyiinta caafimaadka ee maamul goboleedka Hirshabelle ayaa sheegay inay illaa haatan xaqiijiyeen dhimashada shan carruur ah, hase yeeshee mas’uuliyiinta caafimaadka iyo kuwa maamulka Jalalaqsi ayaa tirada dhimashada intaasi ka badinaya.

Faahfaahinta waxaa Beledweyne kasoo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Cudurka shubanka oo ka dillaacay magaalada Jalalaqsi