Dacwadda Odinga ma waxay sare u qaadaysaa maqaamka doorashooyinka Kenya?

Markii sadexaad ayaa hogaamiyaha ugu weyn mucaaradka Kenya Raila Odinga waxa uu ka horyimid natiijo doorasho Madaxweyne, isagoo dacwad u gudbiyay Maxkamadda Sare ee dalka.

Dadka wax ka sheegaya siyaasadiisa ayaa duraya in Ra’isul Wasaarihii hore uu mar kale diidanyahay inuu aqbalo in laga adkaaday.

Laakin khubarada sharciga waxay leeyihiin dacwadda Odinga waxay sare u qaaday maqaamka doorashooyinka Kenya iyo degenaanshiyaha dimuquraadiyadeeda .

Juma Majanga ayaa warbixintan kasoo diray Nairobi, waxaa soo jeedinaya Jacfar Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dacwadda Odinga ma waxay sare u qaaday maqaamka doorashooyinka Kenya?