Dad shacab ah oo ku dhintay qarax ka dhacay Afgooye

Buundada Afgooye

Ugu yaraan afar qof oo shacab ah ayaa ku dhintay qarax maanta ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Faahfaahinta warkan waxaa inoo soo diray weriyaha VOA ee Muqdisho Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Dad shacab ahaa oo ku dhintay qarax ka dhacay Afgooye