Dadaal nabadeed oo laga dhex wado beelo ku dagaalamay Sh/Dhexe

Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Shabeellaha Dhexe oo kaashanaya culuma’uddiinka iyo odayaasha dhaqanka ayaa billaabay dadaallo nabadeed oo ay heshiis ku kala dhex-dhigayaan beelo dhawaan ku dagaallamay deegaanno ka tirsan Shabeellaha Dhexe.

Warbixintaan waxaa Baladweyne kasoo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Dadaal nabadeed oo laga dhex wado beelo ku dagaalamay Sh/Dhexe