Dadka Beledweyne oo ka barakacaya fatahaadaha Webiga Shabelle

Dadka ku nool Magaalada Beledweyne ayaa maalintii labaad wajahaya dhibaatada uu geysanayo fatahaadda Webiga Shabelle, waxaana fatahaaddan ay saameyn ku yeelatay dhan walba oo nolosha dadweynaha ah.
Wariyaha VOA-da ee Baledweyne Xuseen Xasan Dhanqane ayaa warbixintan Beledweyne kasoo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta fatahaadda Beledweyne.m4a