Dadka la weynayo oo kusii kordhaya Ethiopia

Guddiga Xuquuqda Aadanaha ee Ethiopia ayaa ku baaqay in la soo afjaro wax uu ugu yeeray kororka dadka la weynayo dalkaas.

Dowladda Ethiopia ayaan weli ka jawaabin warbixin uu soo saaray, oo lagu sheegay in ugu yaraan 12 qof la xiray ama lagu qafaashay daruufo aan kala caddeyn.

Maya Misikir ayaa warkan ka soo dirtay Addis Ababa. Caasha Ibrahim Aaden ayaa soo jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Dadka la weynayo oo kusii kordhaya Ethiopia