Dagaal beeleed dhimasho badan oo ka dhacay Mudug

Dagaal

Ku-dhawaad 15 qof ayaa ku dhintay in ka abadan 20 kalena way ku dhawacmeen dagaal dhex-maray laba maleeshiyo beeleed oo wada dega deeganada Towfiiq iyo Buq-qalooc oo ku yaalla dhanka bari ee gobalka Mudug.

Gobolkan ayaa waxaa bilihii dhowaa aad ugu badnaa colaad beeleedyada, oo ay ku dhintaan tobanaan qof oo isugu jira shacab iyo maleeshiyo.

Weriyaha VOA Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq ayaa dagaalkii ugu dambeeyey ka wareystay gudoomiyaha deegaanka Af-barwaaqo Axmed Xuseen Saciid.

Your browser doesn’t support HTML5

Dagaal beeleed dhimasho badan oo ka dhacay Mudug