Dagaalyahanno ka tirsan Kooxda Al-shabab ayaa shalay weerar ku qaaday saldhig ay ciidmadda DKMG ah ay ku leeyihiin duleedka degmada Garbaharey ee Gobolka Gedo.
Kooxda Al-Shabab ayaa shalay galab weerar ku qaaday fariisin ay ciidamada DKMG ah ku leeyihiin duleedka degmada Garbaharey ee xarunta gobolka Gedo.
Gantaalada Garbaha laga rido iyo Hoobiyeyaal ayey Al-shabab u adeegsatay weerarkaasi.
Saraakiisha dowladda iyo Al-shabab midna ma sheegin wax qasaaraha oo duqeyntaasi ka dhashay.