Dagaal u dhexeeyay ciidanka dowladda iyo Al-shabaab oo ka dhacay duleedka Kismaayo

Iska hor imaad khasaare dhimasho iyo dhaawac geestay ayaa ka dhacay duleedka Kismaayo gaar ahaan deegaanka Labi Kuus oo dhaca Galbeedka Kismaayo illaa lixdan kiiloo mitir u jirta Kismaayo waxana ku Dagaalamay Ciidamada Xoogga Dalka oo kaashanaya Ciidamada Jubbaland iyo Kooxda Shabaab.

Ciidamada ayaa weeraray fariisin ay Alshabaab ku lahaayeen Deegaankaasi

Si xogbadan aynu oga helno howlgaladaasi waxaa wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad uu khadka taleefanka kula xiriiray Afhayeen Ciidamada Jubbaland Gaashaanle dhexe Maxamed Faarax Daahir isagoona ugu horeen weeydiyay sida ay wax u dhaceen.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan dagaal dhex maray dowladda iyo Al-shabaab