Dagaallo u dhaxeeya shacabka iyo Al-Shabaab oo ka socda Hiiraan

Macawiisleyda

Dagaallo u dhaxeeya dadka deegaanka iyo Maleeshiyada kooxda Al-Shabaab ayaa kasoo cusboonaaday deeganno ka tirsan miyiga gobolka Hiiraan, oo bilihii dhowaa dagaallo noocan ah ay ka socdeen.

Kooxda Al-Shabaab ayaa bilihii dhowaa laga saaray deegaano badan oo ka tirsan gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ee maamulka HirShabeelle, hase yeeshee waxay weli ku sugan yihiin degaanada qaar.

Your browser doesn’t support HTML5

Dagaallo u dhaxeeya shacabka iyo Al-Shabaab oo ka socda Hiiraan