Brussels —
Shan iyo toban waddan oo ka mid ah dalalka Midowga Yurub ayaa dalbaday in la adkeeyo siyaasadda magangaliyo doonka, iyadoo la fududaynayo in muhaajiriinta aan diiwaangashanayn loo gudbiyo waddamo saddexaad.
Arintan ayaana imanaysa maalmo kadib markii ururkan oo ay ku bahoobeen ku dhawaad sodon wadan ay isla garteen in dib u habayn lagu sameeyo nidaamka magangaliyada iyo socdaalka ee dalalkan.
Warbixin arintan ku saabsan waxa inoo haya Abdi hakin Shirwac.
Your browser doesn’t support HTML5