Dalalka Bariga Afrika oo iska kaashanaya la-dagaalanka dambiyada

Saraakiil ka kala socda wadamo Bariga Afrika ku yaalla ayaa ku kulmaya dalka Kenya, si ay uga wada xaajoodaan siyaabaha loola dagaalami karo dambiyada dalalka dhexdooda isaga gudba iyo kuwa abaabulan ee ka dhaca haradda Victoria.

Wakiilada ka kala imanaya Kenya, Tanzania iyo Uganda ayaa doonaya inay xoojiyaan maamulka xuduudda dekadaha, si ay u joojiyaan dhaq-dhaqaaqyada ay ka mid yihiin kaluumaysiga aan la ogolayn, jaritaanka sharci-darrada ah ee dhirta iyo ka ganacsiga dadka.

Warbixin arrintan uu ka diyaariyay Mohamed Yusuf, waxa soo jeedinaya Cabdixakiim Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Dalalka Bariga Afrika oo iska kaashanaya la-dagaalanka dambiyada