Daraasad cusub oo muujisay in Maroodigu isugu yeero magacyo u gaar ah

Daraasad cusub ayaa muujisay in maroodiga ay uu midbo midka kale ugu yeero magac gaar ah, waxaana cilmi-baarayaasha arrintan la yaabka leh ay ku ogaaday kadib marki ay adeegsadeen Garaadka Macmalka ah ee loo yaqaanno AI.

Warbixin ay VOA-da ka diyaarisay waxaa soo koobaya Xuseen Barre Aden.

Your browser doesn’t support HTML5

Maroodiga Afrika