Deni oo dhagax dhigay wejiga 3-aad ee dhismaha garoonka Boosaaso

Saciid Deni

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhagax-dhigey wejiga saddexaad ee dhismaha Garoonka Caalamiga ah ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Wejigan ayaa ka kooban dhismaha Terminal cusub, qaybta xammuulka, qaybta hagista diyaaradaha, qaybta debdmiska iyo hotel casri ah.
Warbixintan waxaa inoo soo dirtay Faadumo Yaasiin Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Deni oo dhagax dhigay wejiga 3-aad ee dhismaha garoonka Boosaaso